Siinleey waan ku celceshadaa had iyo jeer waliba kama daali doono inta aan noolahay waa xigmad iyo aqoon wax badan laga faa'iidi karo qofki si fiican u dhuuxa waxaan leeyahay inta dhimatay allaha u naxariisto kuwa noolna eebe ha'u danbi dhaafo siinleey waa dhaxal umadeed hala ilaaliyo waxaan u mahad celinayaa abwaan yuusuf shaacir oo asna waqti geliyey soo uruurinteeda dhamaan inta soomaliga ku hadasha ayaa iskaleh siinleey dhamaad.
Waa aqoon aan weli dib cidi u eegin oo meel na la dhigin si hagaagsan oo dadku arki karaan oo jiilal ka soo socdaa u bartaan. Goobaha waxbarashada na waa in lagu dhigaaa
😂😂 alle haku caafiyo wll wax kle ku odhanmaynee😂😂 wan ku arkaa xanuunkii izaaqa la odhan jiray ee aan dawada layn ayaa ku haya 😢😂 alle ayuunban kuu baryeynaa wax kle ma lahee😂

Illahaye haa uu naxaaristo abawaan hadrawi
Waa baraarug wanaagsan
Wayaa cabdi qays awliyo allaay adeeg aabihii jacaylkow
😢😮 1:39
LIBAAX YAADI SOMALILAND ALLOW IDIN NAXARIISO AQIIRO IYO ADUUNBA XIIMDA WAA REEBTEN IYO XAAQIIQADA .🥰🥰🥰💚🖤❤💋🤖💚🖤❤💋💋💥💥💫💫💞💞💞❣💯 FROM DJIBOUTI
Allah Akbar
Ale haunaxriisto
Dhamantood
masha allah silsiladan Aad ayey u xikmadeysantahy
😊
10:00 @@alinosman1614😢😮😢😢😮😮😮😮😢6
Dhammantood waa reer Somaliland
Orod dee aduu kadhig 😄
Lama kala laha abwaanada way inaga dhaxeeyaaan is daji
waa sifiican
Abwanada somali
Waa aqoon aan weli dib cidi u eegin oo meel na la dhigin si hagaagsan oo dadku arki karaan oo jiilal ka soo socdaa u bartaan. Goobaha waxbarashada na waa in lagu dhigaaa
Hestii
alle haw naxariisto maxaa rag qiimo leh dhintay😢
Siciid Salah Iyo Abdi Aadan Xaad Abdi Qays baa ka nool!
Siinley
Abwanadani wa lafdharta suganta af somaliga
Waaw❤😢😮😊
❤🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤silsiladi siinleyi ❤❤❤❤❤❤❤ gabayi G SOOL SSC
Somaliland United 🎉🎉🎉🎉
Somalilanders weeye ba dadkan heesayaa
@@Waxkastasiciid salax iyo afqaloocba waa warsngli reer sanag ah
@@ahmedtoohe-r1qxaaji aadan af qalooc waa habaryoonis muuse ismaaciil siciid saalax baa warsangaliya
Niman marqaamay iyo falaadkood dheh . Aqoon iyo afgarad niman macalimiin ah baasameeyey haduu hadraawi sheegtay siciid saalax baanoool
😂😂 alle haku caafiyo wll wax kle ku odhanmaynee😂😂 wan ku arkaa xanuunkii izaaqa la odhan jiray ee aan dawada layn ayaa ku haya 😢😂 alle ayuunban kuu baryeynaa wax kle ma lahee😂
@@sakariyeabdi9046 isaaq na muxuu ahaa kkkk lafta nagaa miyaa ka wadaa??
Saaxiib dagdaga dhaaf, riwaayadda waxaa wadda sameeyay afar abwaan oo Kala ah: hadraawi, siciid saalax, muuse cabdi cilmi iyo gaariye. Adoo siciid saalax weyneynaayo inaad hadraawi ku xadgudubtaa siciid saalax ayaaba ku dacweeyn lahaa haduu ku arki lahaa. Raggaas dhammaantood ixtiraam ayeey naga mudanyihiin, oo ayaga ayaaba iska keen xiggo, ileen isku hibbo ayeey ahaayeene.
@@mahaddirirgeesood9556war heesta waa sida ay tahay shaacir na waa soo tifaf tiray
Isaga hadeer buug Ka qoray sow maaha hadraawi wuu alifay uun
😢😢🎉
Ximad Aya ku dhan silsilada Siinleey
Cabd
🎉
Cabid qaysbay uga baxen filinkan dheerba 😂
❤❤❤❤❤
Gaaariye meee
Somali xigmada ugu kaalay😊
Soomaliland dhe walaal 😂😂
Alxamdulilah
Il.ay.niis...meeshiii...vvv
waaw❤❤❤❤❤
Ragaan wa ragii heesaha xaaji afqalooc mooyee waana sababta ujeedo iyo madax iyo mijo midna maleh
Ma yagaan uheedo iyo madax lahayn? Halkee ka eegtay? Waa ujeedo dheer tahay oo murtiyaysan tahay weli ba. Bal soo noqo isla eeg neee
@@Waxkasta sxb waxaa dhagaysataa waraysiga cabdi qays jabuuti uga waramay silsiladaan asagaa curiyey wax ujeedo ahna kama lahayn buu yiri waligaa maaragtay wax ujeedo la’aan ah ku bilaabatay oo maanso lugu sheegayo??
Taariikh aan Maxamed Siyaad Barre aheyn ma leh miyaa Duulkaan yaaaaaaaab!
Siyaad barre yaa ka hadlaaya cuqdadbaa ku haysa dhagayso xigmada reer waqooyiga ileyn idinku meesha waxba kuma haysaan aan telegram ahayn😅😅
Yusuf waa nin faqasha ah sugantana wuu qaliciya
Mahad sanid
😢😮😂❤
Wxa meesha mrsyaba sow faqash maaha afarta issaqa unn ha eegin
@@ahmedtoohe-r1qafarteebaa faqasha raga meesha ka hadlaaya waa isaaq u badan yihiin, hadraawi, cabdi qays, gaariye, xaaji aadan af qalooc, cali saleeban bidde,
M.a
𝗠𝗮𝗻𝘀𝗼
allow jannada kwrbi
Hhhh
Hader. Alh weenxrsoo🦁🌹⚘️🌺
Alaween nxasriisbad❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Sild ssiledake😢❤😂🎉
❤
alaha bakar❤❤❤❤❤🎉🎉😂😂
😊
Hh@@AliAbdi-g6t
0
Ujeedooy badan
L
😂❤
@@fathumomataan4814maaha. Waa W 😅
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤